Wararkii oo dhan

Golaha wakiiladda Somaliland Oo cod Aqlabiyad Ah ku Ansixiyay Wasiir Iyo Wasiirudawle

Hargeysa (Ramadnews.com) 27-09-2011, Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Somaliland oo ay ka soo xaadireen 57 isla markaasna uu shirguddoominaayay guddomiyaha golaha wakiiladaa Ee Somaliland Cabdi


Somaliland: SF Swiss Financial Bank Investment set to open branch in Somaliland

Swiss Financial Bank the owners of Banque De Depot Eet De Credit Djibouti (BDCD) today annouced their intention of opening a Somaliland co-shared bank in the country.


Shirka Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee SOMTEL oo bilad Dahab ah gudoonsiisey Oradyahanka Caanka ah Ee Mo Farah iyo Xisiihii Xafladii qiimaha laheyd ee ay uqabatey.


In Ka Badan Afartan Xubnood Oo Iska Casilay Xubinnimadii Xisbiga UCID

Hargeysa (RAMADNEWS.COM)26-09-2011, in ka badan afartan xubnood oo ka tirsanaa hoggaanka iyo guddiyada kala duwan ee xisbiga UCID, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay iska casileen xilalkii


XIISAHA JAAMACADA IYO SANADKA HORE Wq.Ceelaabe

XIISAHA JAAMACADA IYO SANADKA HORE

Wq.Ceelaabe

 


Diiyarad nooca wax basaasa ah oo ku soo dhacday magaalada kismaanyo badeeda

Hargeysa(Ramadnews) 25-sep-2011 diyaarad  ah nooca ay ku rakibanyihin kamaradaha wax basaasa ayaa kusoo dhacday meel u dhaw  badda KIsmaanyo diyaaradan oo dulheehaabaysay  magaada dusheeda iyadoo d


Dhakhaatiir ka socotey dalka Turkey oo adeegyo caafimaad ka bilaabay Gaalkacyo

Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka bilaabmay kaalmo caafimaad oo balaaran ayna wadaan dhakhaatiir taborucaad uga yimid wadanka Turkiga ee aynu walaalah


Gudoomiye Faysal CAli waraabe oo xubno kala duwan xilal u magacaabay

Hargeysa (Ramadnews)24-sep-2011 gumooyiha xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali Waraabe  ayaa maanta soo saaray liis xubno masuuliyiin ah oo uu umagacaabay xilal  kala gadisan, magacaabistan ay


Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Codsi Ku Aadan Dadka Ajaanibka Ah U Diray Shacabka Reer Soomaaliland

” Adduunka Ma Jiro Dal Maalintii laba boqol oo Qof iska Soo galaan Iyadoon cid eegaysaa Jirin” Wasiir Maxamed Nuur Carraale (Duur)