Wararkii oo dhan

Dowladda KMG oo beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay ka codsatay in gacan laga siiyo xoojinta amniga oo uu sheegay in…

Kulan looga hadlayey arrimaha ammanka ee dalka Soomaaliya oo ay


Dagaalo culus oo laba jeer dhacay oo dhex maray Ciidamadda Itoobiya iyo Xarakada Al Shabaab

Dagaalo cu


Ra’isal Wasaare Cabdiwali Gaas oo diiday in xilka laga qaado Maareeyaha Dekeda Muqdisho

Kadib markii dhowaan Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed uu ku amray Maareeyaha Dekeda Muqdisho inuu keeno warqadiisa istiqaalada, kadib markii ay sii xoogeysteen khilaafka ka taagnaa howl


Dowladda Ingiriiska oo sheegtay in Maraakiibteeda dagaalka ay kala baxeen xeebaha Soomaliya ka dib markii…

Dowladda Ingiriiska oo ka mid ah dowladaha reer galbeedka ee


Ahlusuna iyo Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Wabxo

Dagaalo xoogan ayaa xalay ku dhexmaray deegaanka Wabxo ee duleedka magaalada Ceelbuur Al-Shabaab iyo Ahlusuna, iyadoo labada dhinac ay guulo ku kala sheegteen.


Dowladda Iiraan oo sheegtay in dagaalada sokeeye ee ka socda Soomaaliya ay dhiiragelinayso dowladda Mareykanka.

Taliyaha ugu sareeya ciidanka Badda Iiraan Admiral Xabiibulaah Sayari


Muqdisho: Madfac Dilay Toddobo Qof

Toddobo qof oo labo ka mid ahi ay caruur ahaayeen ayaa ku dhintay madfac xalay ku dhacay xaafad ka mid ah degmada Hodan.