Wararkii oo dhan

Diyaarado dagaal oo duqeeyay Saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan u dhow Jilib

Labo diyaaradood oo nooca dheereeya ah ayaa galabta duqeeyay deegaan u dhow degmada Jilib, halkaasoo la rumeysan yahay inay saldhig ku lahaayeen Shabaab.


Qaban qaabadii u dambeysay Bandhig faneed lagu dhigayo Tiyaartarka Qaranka oo socota (Warbixin)

Bandhig faneedkan oo la filayo inay ka qeyb galaan in ka badan 1,000 ruux oo ka mid ah qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qaban doonaa Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Fa


US extremist in Somalia fears for life from fellow fighters

NAIROBI — A US-born Islamist fighter viewed as a key foreign leader within Somalia’s Al-Qaeda allied Shebab militia has said he fears his life is now in danger from fellow extremists.


Howlo lagu qodayo Kanaalka weyn ee Eji ilaa Ceel-Baraf oo bilowday (Sawirro)

Waxaa bilowday howlo lagu ballaarinayo Kanaalka Eji ilaa Ceel-Baraf, si ay uga faa’ideysaan beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada, iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan ballaarinta Kanaalkan Ganacsato.


Madaxii sirdoonka xukuumadii Qaddafi Senussi oo la qabtay.

 
Madaxii sirdoonkii ee dowladii uuhogaamin jirey Mucamar Al Qaddafi ayaa lagu qabtay garoonka dayuuradaha ee xarunta dalka Mauritania ee Nouakchott.


Abuu Mansuur Al-Amriiki oo sheegay in naftiisa qatar ku jirto (Daawo Video)

Abuu Mansuur Al-Amriiki oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha Shabaab ee Ajaaniibta ayaa cod maqal iyo muuqaal ahaa oo uu soo dhigay Barta Youtube ku sheegay inay naftiisa qatar ku jirto.


Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan iyo Xildhibaano uu horkacayo oo saaka ku sii jeeda Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka lagu wadaa inay u ambabaxaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay oo dhowaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay la ware


Xuseen Carab Ciise “Qorshaha marnaba isma bedelin ilaa Howl galka Shabaab Muqdisho lagaga saarayay”

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xuseen Carab Ciise ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamada xooga dalka guulihii ay gaareen shalay, kadib markii ay isku fidiyeen duleedka


Hogaanka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo soo dhoweeyay Ciidamada Jabuuti ee la geynayo B/weyn.

Hogaanka Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay Ciidamada Jabuuti ee dhowaan lagu wado in la geeyo Magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay inay iska kaashan doonaan sid


Iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid.

Kooxo Hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin Ciidamada dowladda ku lahaayeen Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid.