Wararkii oo dhan

Garaad Maxamed Xaadle oo manta ku geeriyooday Mombasa

Innaa Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun, waxaa manta barqadii magaalada Mombasa ee dalka Kenya ku geeriyooday Garaad Maxamed Axmed Cigaal (Xaadle), oo ahaa Nabadoon can ka ah Soomaaliya gaar ahaan g


Dagaalyahanno Soomaali ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Yemen

Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in duqeyn loo geystey Al-Qaacidada Yemen ay ka mid ahaayeen dadka ku dhintey dagaalyahano ka soo jeeda Soomaaliya.


Qarax maanta ka dhacay xerada Dhagaxley

Mid ka mid ah askarta booliska Kenya ayaa ku dhintay, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay xerada Dhagaxley ee deegaanka Dhadhaab.


Bayaan rasmi ah oo qoraal ah

Annaga oo ah odayaasha hoos ku qoran waxaan aragnay maqaalo ku qoran website-ka Gedoweb, oo dhaliilayo rag ka tirsan qurbajoota Beesha Mareexaan Sade oo la sheegay in ay ka qaybgalayaan shirarka


Madaxa Al-Qaacida oo Al-Shabaab ugu baaqay inay dagaalka sii wadaan

Hoggaamiyaha Al-Qaacida, Ayman Al-Zawahiri oo Internet-ka soo diray cajalad Video ah ayaa ugu baaqay ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama inay sii wadaan weerarrada ka dhanka ah ciidamada k


Iska hor imaadyo ka dhacay gobolada Baay iyo Bakool

Iska hor imaadyo culus oo u dhexeeya Xarakada Alshabab iyo ciidamada dowladda KMG ah oo kaashanaya kuwa Itoobiya ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay ka dhacay qeybo ka tirsan gobollada Baay iyo B


Dagaal xalay ka dhacay Baladweyne

Dagaal aad u culus ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday xaafadda Howl wadaag ee magaalada Baladweyne, halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamada dowladda KMG ah.


Kulanka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliya oo saaka lagu wado inuu Muqdisho ka furmo

Kulanka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliya oo lagu soo xuli doona guddiga ansixinta Dastuurka iyo guddiga xulidda xildhibaannada cusub ee baarlamaanka ayaa lagu wadaa inuu saaka ka furmo Dugsiga Tababar


Dagaalyahanno Ahlu Sunna ah oo qaarajisay laba nin oo loo qabtay qaraxii Dhuusa Mareeb

Dagaalyahanno ka tirsan Ahlu Sunna Waljaamaca ayaa xalay toogasho ku dilay laba nin oo loo haystay inay gacan ka geysteen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Talaadaddii lasoo dhaafay ka dhacay degmada D


Al-Shabaab: Augustine Mahiga ayaa Soomaaliya Madaxweyne u ah

Xarakada Al-Shabaab ayaa ku tilmaamtay ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga inuu yahay ninka u taliya Soomaaliya siyaasad ahaan.