Wararkii oo dhan

Warsaxaafadeed DKMG Soomaaliya Oo Sheegtay Iney Baaritaano kuwado Xarumo Warhaabin Oo Kuyaala Muqdisho.

(Muqdisho, May 22, 2012) Asbuucyadii la soo dhaafay ayaa waxa socday ol’ole ay wadeen qeyb ka mid ah saxaafada oo madaxda dowladda kula kacay caay iyo af-lagaado, iyagoo abuuraya cabsi ama jahwaree


Kenya”Wan Wadeynaa Taageerada Dowlada Koonfurta Suudan.”

Nairobi-(GMN) Dowlada dalka Kenya ayaa shaaca kaqaaday iney siiwadeyso Taageerada ay sii neyso Dowlada Cusub ee Konfurta Suudaan sidii ay ku dhisan laheyd ha”ayado Xoogan oo Garsoora una noqon lahe


Melez Zenawi “waxaan kordhineynaa Ciidamada Naga jooga Soomaaliya.”

Addis Abbaba-(GMN) Reysal Wasaaraha dalka itoobiya Melez zenawi ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu Ciidamo Kale u soo dirayo Soomaaliya si ay u sii wadaan howlgalada ay hada kawadan qeybo ka Mida


Abuu Muscab”Waxaan Dilnay Saraakiil AMiSOMAh.”

News-(GMN) Afhayeenka Kooxda Alshabaab uqaabilsan dhinaca howlgalada  Abuu Muscab oo lahadlayay Mid ka Midah Idaacadaha afkooda ku hadasha ayaa sheegay in maanta Dagaalkii kadhacay inta udhaxeysa W


Wasiir Xoosh Oo Ka Warbixiyay Halka Shirku Marayo.

Adis ababa -(GMN) Wasiirka Dastuurka Dowlada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay Shirka Saxiixayaasha Road-Mapka ee ka soconaya Magaalada Adis ababa.


Shirka Saxiixayaasha Road-Mapka Oo Gabagabo Ku Dhow.

22 May 2012: Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlaye


Xukuumada Oo Kulan La Qaadatay Bulshada Rayidka Ah.

May 22 Muqdisho Soomaaliya: Ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Ayaa maanta kulan la qaatay ururrada Bulshada rayidka ah,  isagoo kala hadlay dadaalka ay dowladdu ugu jirto


Wasiiro Katirsan DKMG Ah Oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay

Muqdisho-(GMN) Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo dagay wasiiro iyo Wasiiro dowlayaal katirsan KMG ah Oo Safaro Shaqo ugu maqnaa dalka Dibadiisa.


Alshabaab Oo U Digay Ganacsatada Xiriirka Laleh WFP.

Ururka Shabaab ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ay ugu digayaan Ganacsatada xiriirka la leh Hay’ada Cuntada Aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay.


Deg-Deg Diyaarado Sida Shixnad Dagaal Oo Dayniile Ka Dagay

Muqdisho(GMN) Sida ay noo xaqiijiyeen Saraalkiil kadirtsan kuwa Ciidamada DKMG Soomaaliya ayaa sheegaaya in Saaka Labo Diyaaradood oo Sida Shixnad miletray ay ka soo Dageen Garoonka Diyaarada Ee Da