Wararkii oo dhan

Halkaan ka daawo Faysal Cali Waraabe oo dabo iyo dacal isku dhex yaacay.


Soomaaliland: Qaramada midoobey ha nooga baxaan hawadeenna.

Maamulka Somaliland ayaa Qaramada Midoobay ku eedeyay go’aanka ay maamulka hawada Soomaaliya u


Halkaan ka daawo Wacyigelinta Gabdhaha


Somalia’s priority: national integration for economic recovery

After years of overlooking the real needs of the Somali people, it is significant change longed-for


Saraakiisha ciidamada Dowlada oo faahfaahin ka bixiyay Askar Lagu Dillay Degmada Afgooye

 Saraakiisha ciidamada  booliiska  iyo Nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa ka warbixayay dilal ka dhacay degmada Afgooye, kuwaasoo loo geystay labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda.


IGAD oo ku Dowlada ugu baaqday inay dadajiso maamul u sameynta gobolada

Kulankii 46-aad ee  Urur goboleeddka IGAD oo war laga soo saaray ayaa  lagu amaanay shacabka iyo xukuumada Soomaalia sida ay uga wada shaqeynayaan nabad kusoo dabaalida wadanka.


Al-Shabaab oo ku hanjabay inay dili doonaan maxaabiis Kenyaan ah oo gacanta ugu jira

Kooxda  Al-Shabaab ee xirirka la leh ururka Al-Qaacida ayaa wacad ku martay in ay dili doonaan ciidamo ay  heystaan Kenyaan ah oo gacantoda ku jira hadii aysan Dowlada Kenya aysan sii deyn dhamaan


Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiro ka socdo dalalka deeqda bixiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Safiiro ka socdo dalalka deeq bixiyaasha, waxayna ka wada hadleen sidii loogu dhisi lahaa Soomaaliya


Masuuliyiin ka socota hey,adda WFP oo maanta booqasho ku tegey Gobolka Galgaduud.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta wada-hadallo la qaatay


C/xakiin X.Fiqi oo ka qeyb galay Shir Looga Hadlaayay Cunaqabateynta Hubka

Wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka qeyb-galay shir looga hadllayay sidii