Xisbiga Nabadda iyo Horumarka oo xusay Maalinta Nabada Aduunka
Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ee PDP ayaa baaq nabadeed u diray shacabka Soomaaliyeed ka dib xaflad ku saabsaneyd nabada oo ka dhacay xarunta Xisbiga ee magaalada Muqdisho. Xaflada ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta Xisbiga Nabdda iyo Horumarka ee PDP iyo xubnaha Xisbiga iyo sidoo kale fanaaniidta heegan oo heeso ku aadan nabada iyo riwaayad [...]
- Login to post comments
-

- Jowhar.com
















