Xildhibaan Bile Maxamud Yuusuf oo Badagaal lagu diley maanta
Bosaso(Pi) Xildhibaan Bile Maxamuun Yuusuf oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntlan ayaa maanta lagu idiley magalada Baargaal, xildhibaanka oo deegaankaas laha soo doortay ayaa ahaa nin siyaasad ahaan aad uga soo horjeedey koox Qurba jooga ah oo sheegay in ay deegaankaas ka sameeyeen laakiin lagu magaca RAascaseyr.
Faahfaahinta warkaan naga film mar dhow
















