xaflad si heersa loo soo agaasimay oo xalay ka dhacaday hotel mansha allah oo lagu daah furayay xafiika uu unga wadaniyadu ku yeelan doono magalada burco
Burco.ramadnews.com,13.9.2011xafalada lagu daah furaayo unuga wadaniyada s.land lantiisa magaaladada burco ayaa habaynkii xalay lagu qabtay hotel mansha alla
halku dhiga unuga wadaniyada oo habaynkii xalay ahaawaxa aadku wayntahay ama aadku wacantahay wadankaaga weeyan
xafladan ayaa ahayd mid habaynkii xalay siwayn laysugu arkay tasi oo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro abwaano salaadiin iyo saraakiishahayadaha dhamaantood waxay soo dhaweeyen furitaanka unuga wadaniyada ee laga hirgaliyaya magaalada burco ee xarunta goblka togdheer
ugu horayan waxa madashaas ka hadlay gudoomiyahay unuga wadaniyada gobolka togdheer md ali maxamed ibraahain oo ka war bixiyaya unuga iyo sababaha loo aasasay unugan isagoo gudoomiyuhu sheegay inloo sasay sidii dhalinyarada reer s,land ay umuujin lahaayen wadaniyadooda iyo siidii ay uga qayb qaadan lahayeen wax kasatoo kor uqaadaya wadaniyayada s/land
isna waxa dhankiisa kahadlay suldaan daakir xasan khaliif oo sheegaya inaya soo dhawaynayaan unugan baahiwayna looga qabay gobolka tasina waxay cadaynaysaa in laga baahibaxay baahidii ungua looga qabay kamaqnaashaha uu kamaqnaa gobolka togdheer
dhanka kalena waxa madashan ka hadlay oo hadalo waano iyo waxa sheeg isugu jira usoo jeediyay dhalinyaradii madashan isugu timi ka jeediya Abwaan maxamed ibraahin warsame (Haadraa?oo sheegay inloobahan yahay dhalinayaro sidan ufakarta tasina aya tahay in aya dhalinyaradani ka soobaxeen wajibaadkoodi dhalinyara nimo
sina waxa halkaas ka hadlay xubinka mida sayna oo sheegay in aanu soo dhawaynayno unugan tasinaya tahay wada shaqaynta naga dhaxaysa anaga iyo unga oo anu aad usoo dhawaynayno islamarkaana lagarab taagannahay xakastoo aynooga bahadan
sidoo kale waxa xafladan ka hadlay gudoomiyaha naadiga akhristayaasha md Abokor carab ileeye ee gobolka togdheer oo sheegay in ay soo dhawaynayaan unugan kuna soo biridoonan unugan madamo waxa laga shaqaynayaa ay yihiin wadaniyada
gabagabadii waxa xafladii sooxidhay gudoomiyaha hayada EDC ee gobolka togdheer md xuseen laki oo sheegay inay ka hayad ahaan soo dhawaynayaan unugan iyo dhalintan ku fakartay inay manta ka furaan burco unugan tasina waxay dhiirigalinaysaa ayuu yidhii dhalinta kale ee goblkada dalkaba
ramadnews.com
BURCO
CONTCT,ramadnews@gmail.com
Wariye cabdiqaadir saleeban jaamac kanedi
kanedi05@hotmail.com
Share
















