Xaalada Dekada Magaalada Muqdisho oo istaagtay “Shaqaalihi dekada oo biri shaqada loodiiday

Wararka haatan naga sogaraya dekada caalamiga muqdisho aya shegyo in daqiiqado kahor kusoo xirtay markab weyn kaaso wada shixnad milateri

 
 
 
 
 
Ila wareedyo kusugan dekada aya si hoose ugu xaqiijiye Buraannews.com  aya sheegay in markabkaas kazoo shiraacday mid kamid ah wadamada yurub oo dowlada iyo Amisom ugu tabarucay hubkan
Wararka aya kudaraayo in markabkaan waardiye ka ahayeen laba markab kuwa dagaalka iyadoo laga baqdin qabo in gacanta ugalo kooxda burcad badeeda somalida oo xariir dhow la leh kooxda shabaab.
Wararka u dhow dhow markabkaan aya shegayo in oo wado hubka cul culus Amisom adeygsato iyo Tangiyo iyadoo ciidamada nabad ilaalinta u joga muqdisho alaaba hubka losoo marsiyo dhanka bada.
Ma ahan markii ugu horeyse markab ceynkaan oo kale kusoo xirto dekeda muqdisho oo wado agab militeri  iyadoo shaqaalaha dekeda lagu amray in maalinimada biri aan usoo shaqo tagin  Dekada Caalamiga.
Ugu danbeyntii Markabkaan aya ksuoo adaayo xili magaalada muqdisho isaga baxeyn xarakadii shabaab oo dagaalo culus kale dhaxeeyay dowlada waxaan imaneysaa xili dalka abaar xargaha goostay kajirta xiligaan u baahneen Hub u baahantahe Raashin iyo Daawo
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-Somalia