Weerar lagu qaaday Hoosingow

Kenya ayaa sheegtay inay laba weerar diyaarad ay ku qaaday saldhig milatari oo ay Al Shabaab ku leedahay meel u dhow xudduuda Kenya.