Urur Goboleedka IGAD oo ugu Baaqay Itoobiya inay taageerto Ciidamada TFG-da, AMISOM iyo Ciidamada Kenya
Kulan ay ka soo qeybgaleen madaxda dowladaha IGAD ayaa lagu qabtay magaalada Addis Abbaba iyadoos hirkan uu ahaa kulankii 19aad ee aan caadi ahayn. Shirkan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaraha Itobiya Meles Zenawi iyo guddoomiyaha guddiga guddiga joogtada ah ee IGAD ayaa waxaa si rasmi ah loogu oggolaaday xubinimada dowlada cusub ee Koonfurta Sudan. [...]
















