UNHCR oo magangelyo siisay Soomaali go’doon ku aheyd dalka Lbiya.
Halkaan ka akhri Hay’adda Qaxootiga ee hoos tagta Qaramada Midoobay (UNHCR) ayaa la sheegay inay magangeliyo siisay 50 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo dagaalyahannada mucaaradka Libya ay ka heleen guri ku yaallo nawaaxiga magaalada Tajura ee ay ka baxaan dadka tahriibka ahmarka ay u safrayaa wadamada Yurub. Dadkan qaxootiga Soomaalida ah oo 50 qof [...]
- Login to post comments
-

- SomaliSwiss Community . Somalida Switzerland
















