Thomas Vermaelen Oo Ku Biiray Liiska Ciyaartoyda Dafaaca Ee Dhaawaca Kaga Maqan Kooxda Arsenal.

Daafaca kooxda Arsenal Thomas Vermaelen ayaa laga yaabaa inuu garoomada ka maqnaado ilaa seddex isbuuc sida uu sheegay shalay tababare Arsene Wenger. Kooxda Gunners ayaaba hore waxa ay u weysaneyd ilaa afar daafac, waxaana dhaawaca daafaca reer Belgium uu sii murjinayaa xaalada ka dib markii dhaawac uu ka soo gaaray kulankii QPR. “Vermaelen waxa uu [...]