Talyaaniga oo ku Baaqay in wax Laga qabto Burcad Badeeda Somaliya.
Wasiirka Arimaha dibada dalka Ttaliyaaniga Franco Faratini ayaa kadhawaaqay Maalintii shallay in lasii kordhiyo dadaalada caalamiga ee kadhanka ah kooxaha burcadbadeedada soomaalida
Farantini wasiirka arimaha dibada dalka taliyaaniga ayaa ugu baaqay dowlada KMG Soomaaliya inay sugto nabadagalya dalka si ay awood ugu hesho in ay waxkaqabato dhaman arimaha quseeya dalkeeda
Franco farantini oo kahalay xaalada dalka Soomaaliya ee xiligan ayaa sheegay in xaalada Soomaaliya ay ubaahantahay in dowlada Soomaliya ay ay hesho daadalo badan oo beesha caalamka ah si loo taageero buu yiri dowlada KMG ee aan sal dhigan lakiin waxaa uu qiray in awooda kooxaha burcadbededa ilaa hada ay jirto.
Hadalka ka soo baxay waziirka arimaha dibada dalka Talyaaniga ayaaimaanaya iyo labadii Todobaad ee ugu dambeyay ay sii bateen weerarada kooxaha burcad badeeda Soomaalida.
Xafiiska Wararka Heegantv.com
Muqdisho somaliya.
















