Taliyaha Hey’adda Dambi Baarista CID oo sheegay in baaritaan ku socoto ruuxii ka dambeeyay dilka Wariye Xiis
Taliyaha Hey’adda Dambi baarista Booliska ee CID G/sare C/llaahi Xasan Bariise ayaa ka hadlay nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay dilkii 18-kii bishan loogu geystay degmada Xamar jajab Wariye C/salaan Sheekh Xasan Xiis, kaasoo nin hubeysan oo xirnaa dareyska Dowladda uu dilay. Mr Bariise oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Hey’adda Dambi baarista ayaa [...]
















