Soomaaliya oo maanta laga wada soomanyahay


MUQDISHO: -
Gobolada dalka Intiisa badan ayaa maanta laga soomanyahay marka laga reebo deegaanada ay ka arrimiso Ahlu Sunna Waljamaaca.