Somali Warar Universaltv - somali channel SOMALI ROYAL TV

filimada: 


Somali Warar Universaltv - somali channel SOMALI ROYAL TV

Videogan waxaad u isticmaali kartaa barnaamijyada sida furitaanka wararka caalamka, wararka ciyaaraha, wararka ganacsiga iyo sidoo kale wararka cimilada aduunka. Hadii aad doonaysid in aad u isticmaashid chanelkaaga kuna qoratid magaca chanelkaaga ama wax kasta oo aad rabtid, fadlan iibso way ku anfacaysaa. Adigu dooro videoska aad doonaysid inaad galisid sanduuqyada wareegsan, sidoo kale dooro qoraalka aad rabtid in laguugu qoro. Videogu waa 3 min - HD. FADLAN KOOBI LAMA OGOLA !! Qiimuhu waa 20$ Wixii faahfaahin ah fadlan ila soo xidhiidh: www.facebook.com abdikarimsweden@hotmail.com
From:
burco143
Views:
19

0
ratings
Time:
02:52
More in
Music