Sidee wax u gaareen Danjiraha Nairobi?

Danjiraha Soomaaliya ee Nairobi, Maxamed Cali Nuur, ayaa ka soo kabanaya dhaawac ku gaaray shil baabuur.