Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirro muujinaya Sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland iyo sidoo kale goobaha uu kormeerka ku tegay ee ka mid ah magaaladaasi.
Photo By:- Maxamed Daahir Ceynsane
Comments
Post new comment