Shir looga hadlayo abaarta

Shir uu soo qaban qaabiyay Bangiga Horumarinta Afrika oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa abaarta Geeska Afrika ayaa Djibouti ka dhici doona