Shabaab oo doomo dheereeya ku weeraray Maraakiib dagaal ay wateen Ciidamada Badda Kenya
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya Xoogag ka tirsan Shabaab oo watay doomo dheereeya ay weerareen Labo Markab oo kuwa dagaalka Kenya, iyadoo labada dhinac iska hor imaad muddo ku dhow nusa saac ku dhex maray Xeebaha Jubada Hoose. Sida ay sheegayaan wararka Doomaha ay wateen Shabaab oo gaarayay ilaa afar doomood ayaa [...]
















