SAWIRKA MAANTA: Ina Libaax Sanka Taabte

Sawirka Maanta ay Caalamiga ah ee Oodweynenews idiin soo gudbinayso, waa  sawiro ku saabsan nin Libaax sanka taabanaya Aar Libaaxna uu layaaban yahay ninkaas naftiisa nacay, waxaan maqli jirnay Ina Libaax Sanka Taabte alaylee waakan oo maanta xerta SAWIR HADHSATO ayaan filaynaa inuu ka mid yahay ninkan wajigiisa qariyey, mee Gudoomiyigii iyo Ku-Xigeenkii, soo sheega ninkan , DAAWASHO WACAN

 
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS