Roobab ka da’ay gobollada Sool iyo Karkaar (Sawirro)

Geella oo cabbaya/RBKRoobab mahiigaan ah ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka tirsan gobollada Sool iyo Karkaar, kuwaasoo dadka iyo xooluhuba ku doogsadeen.Roobabka laxaadka lihi waxay ka da’een deegaannada Sarmaanyo, Godaalo, Laabaas, Kalcad iyo tuulooyin hoostaga degmada Taleex oo dhammaantood ka wada tirsan gobolka Sool.Bashiir Axmed oo ka mid ah ganacsatada degmada Xudun ayaa Bar-kulan u sheegay in roobka si weyn looga doogsaday dhulka buuraleyda ah ee ku teedsan degmada, walow roobka ku da’ay gudaha Xudun uu yaraa.Roobabka ayaa keenay in waddooyinka isku xira gobollada Sool iyo Sanaag ay ku xayirmaan gaadiid badan oo raashin badeecooyin siday.Sidoo kale, roobab kale ayaa waxay ka da’een magaalada Qardho iyo deegaannada u dhow dhow ee gobolka Karkaar. Roobka Qardho ka da’ay ayaa socday muddo lagu qiyaasay hal saac.Geella oo hayaamaya/RBKReer miyi hayaama/RBK Curashada Deyrta/RBKMaqaaladda La Xiriira:

  1. Roob ka da’ay Sool
  2. Deeq raashiin oo la gaarsiiyay gobollada Togdheer iyo Sool
  3. Roob xoolo ku galaaftay Sool

Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
1 + 2 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.