Ra’isal wasaare C/weli oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha Qoyska

Ra’isal wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska u magacaabay wasiirad cusub kadib markii wasaaraddaas oo horey loogu magacaabay Caasho Cusmaan Caqiil  ay  suuragali weysay inay xilkaasi qabato kadib markii la magacaabay iyadoo ku sugan degaan ay Al-shabaab gacanta ku hayaan oo ay ka soo bixi weysay kadibna xabsi guri lagu geliyay degaankaas.
 
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’isal wasaaraha  ayaa waxa Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska loogu magacaabay Marwo Maryan Aweys Juma, halka Caasho Cusmaan Caqiilna xilkii looga qaaday wareegtsadaas.
 
Magacaabista wasiiraddan cusub ayaa waxa uu uu Ra’isal wasaaruhu kala tashaday Madaxweyne Shariif oo sida la sheegay isna uu ka ogolaaday kadib markii loo cuskaday Xeerka Lambarkiisu yahay 169 oo ah xeer madaxweyne.


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
8 + 9 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.