Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Bekir Bozdaj oo dhagax dhigay Terminal iyo Tower laga dhisayo Garoonka diyaaradaha (Daawo-Sawirada)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Bekir Bozdaj iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa goor dhow xariga ka jaray Safaarada cusub Turkiga ee Magaalada Muqdisho, isagoo dhagax dhigay Terminal iyo Tower laga hirgilanayo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, kaasoo ay dhiseyso Dowladda Turkiga. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Bekir Bozdaj ayaaa waxaa ku [...]