Qarax ka dhacay IFO

Hal askeri ayaa ku dhintay laba kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay xerada qaxootiga ee IFO