Pato: Waxaan sii joogayaa Milan

Alexandre PatoXiddigga xulka qaranka Brazil iyo kooxda AC Milan, Alexandre Pato ayaa isagoo ku sugan dalka China sheegay inuu la sii joogi doono kooxda AC Milan labada xilli cayaareed ee soo socda, taasoo ku eg sanadka 2014-ka.Pato ayaa lala xiriirinayay kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska oo ay ugu horreyso kooxda Chelsea oo u soo bandhigtay AC Milan lacag dhan 20 milyan oo gani oo lagu daray mid ka mid ah xiddigaha Nicolas Anelka ama Salomon Kalou.Pato ayaa sheegay in uu xilligan waqti wanaagsan ku haysto kooxdiisa AC Milan, oo isku diyaarineysa kulanka Super Cup oo ay la cayaari doonto kooxda Inter Milan, maalinta Sabtida ee socota.Alexandre Pato oo 21 jir ah ayaa kooxda AC Milan u dhaliyay 50 gool, 102 kulan oo uu u cayaaray.Maqaaladda La Xiriira:

  1. AC Milan oo sheegtay inuusan Pato ka tageenin
  2. Ibrahimovic: ciyaaraha waxaan ku soo gabagabeynayaa Milan
  3. Milan oo 5 dhibcood ka sare martay Inter

Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
7 + 3 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.