OWN: Barnaamij Gaara Oo Ku Saabsan Xaflad Loo Sameeyey Shabakadan Oodweynenews , + Heeso + Waraysiyo Xiiso Badan

Halkan waxaan idiin kusoo gudbinaynaa xaflad gaara oo shabakadan oodweynenews loogu sameeyey magaalada London, halkaas aanu waraysi kaga qaadnay qaar ka mid dadkii kasoo qayb galay xafladaas, waxaana ka mid ahaa qaar ka mid ah fanaaniinta cabdirisaaq gaadaco, abwaan siciid ilka-jiir, Fanaanada reer jabuuti Safiya Volcan, iyo Gudoomiyaha Oodweynenews Cabdirishiid Jaamac Kaahin oo halkaas u mahadceliyey cidka kasta oo ku xidhan mareegtan , waxaana iskusoo duba riday Wariyaha Oodweynenews ee magaalada London Ibraahim Armaani, ee dhegaysi wacan:–