Muranka Baarlamaanka Soomaaliya

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa fariistay oo sheegay in ay xilka ka qaadeen Guddoomiyaha. Iyaga ayaa fadhiga isu Guddoomiyay.