Maxaad Ka Taqaan Ninka Dunida Ugu Dheer?
Ninka ugu dheer dunida ayaa waxaa la isku raacay in uuyahay hadda SultanKosen oo u dhashay dalka Turkiga. Sultan ayaa dhererkiisu waxaa uu yahay 2,46.5 m, waxana uu sidoo kale Sultan uu noqday ninka ugu gacanta weyn uguna cagta dheer dadka caalamka ku nool. Sultan Kosen ayaa waxa uu dhashay bishii December 10keedii sanadkii 1982. [...]
















