Madaxweyne Silaanyo oo soo magacaabay Wasiir cusub.

Wararka ka imanaayo xafiiska maadxweynaha somaliland aya shegayo in madaxweynaha maanta wareegto kumagacabay wasiirka arimaha gudaha kasoo u magacaabay Maxamed Nuur Carraale (Duur)
Madaxweynaha aya asheegay goorta oo eegay dastuurka iyo mamaulka somaliland uuna eegay wasaarada arimaha gudaha iyo baahida shacabka u qabaan in lo magacabo wasiir waxtar u leh aya shegey in oo xilkaas u magacaabayMaxamed Nuur Carraale (Duur)  oo ah nin kaso bixi kara waajibaadka losoo magacabay ayuu yiri madaxweyne.

 
 
 
 
 
 
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa xilka iska casilay bishii dhammaatay ee August, kaddib markii uu sheegey in uu doonaayo in uu sameysto xisbi sayaasadeed cusub, si uu ugu tartammo doorashooyinka mustaqbalka.
Xiliyadii ugu danbeesaya ayaa hawaneyse wasaarada arimaha gudaha ayadoo sii muaamulaaye wasiir kuxigeenka mamulka inkastoo waqtiyadii ugu danbeesay la hadal haaye siyaasihin dhowr oo kamidyahe Waran cadde.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-Somalia


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
15 + 2 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.