Maamulka Somaliland oo ku dhaqaaqday wax aan laga fileen”Muqdisho oo laga yaabay”

Maamul goboleedka isku magacabay Somaliland aya maanta kudhaqaaqay arin aan laga fileen kadib markii magaalada muqdisho usoo direen Wafdi wada gar gaar lacag oo lagu taba rucaayo dadka abaaraha iyo macluusha kuheesato gudaha dalka.

Wafdigaan oo ka koobnaa ilaa 6 xubnooda ayaa soogaaray caasimada waxayna wadeen lacag aad u farabdan oo iska soo aruuriyeen qaar katirsan jaaliyada soomaliland waxayna shegeen in wafdi kale u direen wadanka kenya qaasatan xerada Dhadhaab ee dalka kenya.
Wadigaan aya warbahinta lahadlay aya shegay in qorsheynaayan in gar gaar kale soo gaarsiyaan caasimada  dalka somaliya si wax loga qabto dadka abaaraha iyo macluusha kuheesato gudaha dalka somaliya oo kasoo caarray gobolada dalka somaliya.
Ugu danbeyntii wafdigana aya si heer saro lagu soo dhaweeyey amgaalada muqdisho waxaan inta badan ka qeyb galay masuuliyinta kasoo jeeda gobolaada Somaliland oo katirsan dowlada somaliya iyo xubno kale waxayna shegeen in  lo baahanyahe in lo wada istaago dadka abaarta kuheesato dalka.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-Somalia


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
1 + 1 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.