Liiska Ciyaartooyda Ugu Fiican Aduunka Oo 23 Laga Soo reebay Iyo ciyaartooyda Talyaaniaga Oo iska Waayay


01/11/2011 Waxaa La soo Saaray Liiska Cayaaryahanada Aduunka ugu Fiican ee Sanadkiba Mar loo Tartamo Iyadoo Sanadkii Tegay eey Si Lama Filaan ah isugu soo Hareen 3 Ciyaartooy oo Reer Barcelona ah .

Welina ee Taagan Yihiin oo Hari la yihiin Waa Lionel Messi iyo xavi iyo iniesta  Waxaa kaloo liiska iska waayay Ciyaartooyda talyaaniga oo uu markii hore uu ku jiray Antonio di natale balse Wareegii labaad  Uuu Ka Haray Ciyaartooyda nasiibka u yeelatay waxaa  ka Mida oo Talyaaniga ka Dheesha wesley Scneider iyo Diego Forlan
waa Kuwan liiska 23 Ciyaartooy ee Aduunka oo Dhamiistiran Eric Abidal (Barcellona), Sergio Aguero (Manchester City), Karim Benzema (Real Madrid), Iker Casillas (Real Madrid), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Daniel Alves (Barcellona), Cesc Fabregas (Barcellona), Andres Iniesta (Barcellona), Lionel Messi (Barcellona), Thomas Mller (Bayern Monaco), Nani (Manchester United), Neymar (Santos), Mesut Ozil (Real Madrid), Gerard Piquè (Barcellona), Wayne Rooney (Manchester United), Bastian Schweinsteiger (Bayern Monaco), Luis Suarez (Liverpool), David Villa (Barcellona), Xabi Alonso (Real Madrid) e Xavi Hernandez (Barcellona).
W/Q bashiirqoolif
bashirr1@yahoo.com