Kooxda Al-Shabab oo mar kale diiday in hay’adaha gargaarku cunto geeyaan dalka Soomaaliya.
Halkaan ka akhri Afhayeenka ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa gaashaanka ku dhuftay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo sheegeysa in labo gobol oo ka mid ah koonfurta Soomaaliya ay ka jirto macluul daran. Cali Dheere ayaa si guud uga hadlay abaaraha ka jira Soomaaliya [...]

















Comments
Post new comment