Kaba-kudukade “Kitaabka Abgaal Cismaan ayuu dan u yahay, 5-shey ayuu waardiiyaa, dadka ugu badana waa Abgaal Cismaan”

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba-kudukade oo ah Gudoomiyaha Xarakada Al-Shabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa mudooyinkan kormeero iyo kulamo la lahaa, beelaha ku dhaqan Gobolka ee uu dhalasha ahaan ka soo jeedo, isagoo ugu baaqay inay adkeeyaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Kulan uu la qaatay Beesha Mataan Cabdulle ayuu kaga dalbaday inay taageeraan Maamulkisa, isla markaana [...]