in ka badan 100 qof oo dalka Baakistaan oo u dhintay dawo xaga wadnaha

Dalka Baakistaan magaalada Lahoore, oo ay dad tiradooda kor u dhaafayso 100 qof ay u dhinteen dawo xaga wadnaha, kadib markii ay dawadaas wadnaha ay isticmaaleen.
dawadan oo la siiyey dad aad u tiro badan 3 wiig ee u danbeeyey ayaa waxa ay waxyeelo iskugu jirta dhaawac iyo dhimasho u keentay dad aad u badan oo wadnaha laga hayey. Shirkadihii samaynayey daawadan iyo farmasiiyadii iibinaye dawad oo la xidhxidhay, maxkamaddna la soo taagi doono. Dhakhtarkan dawada laga siiyey dadka ayaa ah mid ay dawladda baakistaan leedahay. Dadka iyaga wadnaha laga hayey oo dhakhtarka dawladda bilaash loogu daawaynayey, dawadadna ka soo iibsaday mid ka mida shirkadaha sameeya dawooyinka. Dhakhtarkii dawlada ee dawadan bixiyey ayaa imminka gabi-aahnba laga daadidyey dawadii dadku ku sumoobeen ee dhaawaca iyo dhimashadaba keenay.
Halkan daawo Video (Aljazeera)

Mareegta caafimaadka
www.caafimaadka.com
E-mayl:Editor@caafimaadka.com
E-mayl: Caafimaadka2011@gmail.com