Jamciyada Al-Falaax Deeq oo ka Qaybisay Sanaag
Jamciyada Al-Falaax ayaa Deeq Timira ah Gaadhsiisay Agoon ku sogaan Badhan,Sidoo kale Jamciyada ayaa Qaybisay Kutub quraan Masaajidka Al-Nuur Badhan Waxana Deeqdaasi Timirta iyo y Kutubta Quranka ah Soo Dhiibay Walalaaha Khayrka Jecel ee Ku Nool i Emartka kuwaasi oo soo Mariyay Jamciyada AL-Falaax.
Jamciyada Al-Falaax waxay Ogaysiinaysa Walaalaha Khayrka Jecel meel-walbay Joogaanba oo doonaya inyaa Zakada Somaliya u soo diraan iny Waxay Jamciyada Al-Falaax ku war Galin inay la xidhiidh Macluumaadkan si ay u soo Mariyaan Zakada.
Badha Shik Maxamuud Maxamed Cumar tel 0025290799886 Dhabshile
Dhahar Sheikh Saalax Maxamed Nuur 0025290-78585
Laasqoray Sheikh Mohamed Said Xaaji tel 0025290764058.
Akhri waxbqakada Al-Falaax
Daawo Shaqada ay ka qabteen Laasqoray
La xidhiidh emailkan abu-ahmad@alfalaax.com
www.Alfalaax.com

















Comments
Post new comment