Iska Horimaad ka dhacay Gobolka Sanaag oo Dhexmaray Beelaha Halkaasi Wada dega Goor dhawayd

Wararka hada naga soo gaadhay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag ayaa ku soo Waramamaya in Caawa Fiidkii Halkaasi iska Horimaad Xoogan ku dhexmaray Beesha SSC iyo Beesha Isaaq oo Wada Dega Magaalada Ceerigaabo.
Dagaal Xoogan oo Mudo Kooban Qaatay ayaana halkaasi ka dhacay Waxa hada lagu soo Waramaya in Dhimashadu marayso ugu yaraan 1 iyo Dhaawac  labo qof..
Wararkaasi oo faah faahsan Dib ayaanu idiinka soo tamin Doonaan Wararkeena danbe