Horyaalka Kenya:kooxdaEastleigh Star oo soo gashay kaalinta sedexaad.

06 Sep 2011.Kooxdan ayaa ahay kooxdii ugu horeeysay oo Soomaali ah ee ka cayaarta horyaalkan ayadoo aya hada noqdeen labo kooxood oo Soomaali ah
Eastleigh Star ayaa la aasaasay bilowgii sanadkii 2010ka ayaa horay usoo cayaartay horyaalkan ayagoo ka galay kaalmaha uguhoreeya eek ala horeenta
Ujeedka loo sameeyay kooxdan ayaa aheed in lagubad baadiyo dhalinta Soomaaliyeed ee qaxootiga ku aha dalkan si looga bad baadiyo in ay isticmaalaan waxyaabaha maanka dooriyo sida daroogada iyo qaadka iwm
Sidaa waxaa inoo sheegay milkilaha kooxda mudane Daahir Ciise Weheliye oo ku sugan wadanka England
Daahir ayaa raaciyay in ay kooxdan ay muhim utahay dhamaan umadda Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha wadanka Kenya isagoo ku daray inay kooxdan  ay kasoo bexeen cayaartooy farabadan oo qaarkood ay u cayaareen xulka qaranka Soomaaliya iyo qaar kamid aha kooxaha ka dhisan gudaha dalka Soomaaliya
Ugu danbeentii kooxdan ayaa hada kujirta kooxaha ugu sareeya horyaalka ayadoo hada leh 20 dhibcood.
—————————————————————————————————————-
Yusuf Noor Mohamed
Somgoal Director.
yuunoor@yahoo.com
TEL:+2547-23652989
Nairobi_Kenya
somgoal@hotmail.co.uk


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
5 + 12 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.