Hambalyo :Cabdi Daahir Cabdi (Bacow)
Dhammaan howl wadeenadda Website-ka Oodweynenews waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Halkan waxaan Hambalyo aan La Soo Koobi Karin Uga Diraynaa
Gudoomiyaha Tv-ga Qaranka Somaliland SLNTV Cabdi Daahir Cabdi (Bacow) Oo Xalay loo magacaabay Gudoomiyaha Qaarada Yurup ee Tv-ga Qaranka Somaliland. Hadaan nahay dhamaan xaafadda reer Woolwich waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa Cabdi Daahir Cabdi (Bacow) waxan leenahay illaahay hakaa dhiggo mid xilkaas ka soo baxxa oo illaahay u fududeeyo Adiga iyo Xubnaha Kaleba. Cabdi Daahir Abdi (Bacaw)(Gudoomiye)
2- Axmed Maxamed Ducale (Qambi) (Gudoomiye ku Xigeen)
3- Khadar Xasan Cali Gaas(Agaasime)
4- Mustafa Cabdullahi Cali(Agaasime ku Xigeen ahna Madaxa Farsamada)
5- Liibaan Xaaji Fagadhe(Madaxa Barnaamijyada)
6- Muniir Axmed Cigaal(Madaxa Gobolada UK
sa
Dd
saki abdi bacow
















