Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-Jameeca oo ka digay in dadka la gaaleysiiyo

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ka digay in dadka la gaaleysiiyo, iyadoo aan cadeyn iyo Mas’alo diineed loo heyn, kadib markii maanta ay soo saareen bayaan ay uga hadlayeen Fatwooyinka dadka la isaga gaaleysiiyo sabab la’aan Bayaanka Culimada ayaa axaadiis Nabiga (CSW) laga wariyay ku soo qaatay in Dadka qofka gaaleysiinaya uu isaga Gaalnimada [...]