Gedo oo dad macaluul u geeriyoodeen qaar kalena xaalkooda laga deyrinayo

Garbahaareey Sept,27,2011(qurbejoog.com)-Degaanka Garbahaareey ee gobolka Gedo ayaa laga soo sheegayaa xaalad macluul oo dad badani gaajo u geeriyoodeen halka qaar kale oo kumanaan gaaraya ay xaaladoodu cakiran tahay.
Rugaha caafimaad ee gobolakaas ayaa laga soo wariyay in maalmihii ina dhaafay ay ku geeriyoodeen dad tiradooda lagu sheegay 66 ruux oo dumar iyo caruur ka kooban.
Shaqaalaha heyadaha kooban ee halkaa ka hawlgala ayaa shaaciyayqeylo dhaan ay gurmad ugu dalbanayaan dad tiradoodu ay kor u dhaafeyso 2,500 oo qoys oo macaluuli ku heyso Gedo.
Dagaalo halkaa ka socda oo u dhexeeyay ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Shabaabka ayaa sababay xanibaad ku timaada raashinka iyo gargaarka  loogu talo galay dadka tabaaleysan.
Qaramada Midoobay ayaa dhawaan shaacisay in dad tiradoodu ay gaareyso 750 kun oo ruux oo ku nool koonfurta Soomaaliya in ay qarka u saaran yihiin in ay u geeriyoodaan macaluul.
Qurbejoog-Garbahaarey
contact@somalidiasporanews.com


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
10 + 0 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.