Fannaanka Soomaaliyeed Ee Caanka ee Keynaan Cabdi Warsame Ayaa Maanta Muqdisho Soo Gaaray
Muqdisho: Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Keynaan Cabdi-
Warsame oo maanta Muqdisho soo Gaaray ayaa booqday qaar ka mid ah
Isbitaalada Magaalada Muqdisho Keynaan ayaa ka mid noqday Wufuuda
Maalin kasta booqanaya in ay yimaadaan Keynaan ayaa Sheegay in uu Dhaqaale Jeebkiisa ah ku Bixiyay Isbitaalka Banaadir uuna Sameyn Doono ( Fundraising ) ama dhaqaale aruurin isagoo isticmaalaya Magaciisa iyo Asxaabtiisa
Keynaan oo aan Magac weyn ku laheyn Fanka Soomaaliyeed iyo kan aduunkaba
ayaa waxaa mar kaliya shanta Qaaradood Magaciisa gaarsiiyay Heesti Wavin’ Flag ee uu
ka qaaday furitaankii koobka aduunka ee sanadii la soo dhaafay ka dhacay South Africa
Keynaan ayaa Magac weyn ku leh Aduunka balse laga yaabaa in dadka soomaaliyeed
Qaar ayba is dhahaan Muxuu sheegayaa iyadoona maalin dhoweyd ay islaan heesaa ah
Muqdisho timid kulamana la qaadatay Xataa R/wasaaraha halka aan maanta Keynaan loo sameynin wax ka balan dadka caadiga ah ee soomaaliyeed
Filed under: "somalia, Buqaqable, keynaan

















Comments
Post new comment