Fanaaniinta reer Sweden o sweyn uga qeybqaatay farxada ciida ee Tv-ga Qaranka DAAWO
Wariyaha Tv-ga Qaranka Abdirahman Hudeyfi ayaa barnaamij bandhig faneed ah u qabtay qaar ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Swedan kuwaas oo farxada maalinta ciida kala qeybqaadanayey damaashaadka maalinta weyn ee ciida.Ban dhig faneedkan oo ay ka qeyb qaadanayeen fanaaniin uu ka mid ayahay Xabiib Sharaabi xabiib, Mukhtaar Cismaan iyo keysar Cumar Gacal, iyaga oo barnaamijkan ku soo bandhigay heeso cusub iyo kuwo ay aad ula dhaceen daawadayaasha barnaamijka oo si toos ah uga daawanayey Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed.
Hadaba Banraamijkan cidii uu seegay waxa ay ka daawan karaan halkan.
















