Fadliga Tobanka Thul xijah

Mahad oo dhan waxay u sugnaatay allaah ,nabad galyo iyo naxariis gorkiisa ha ahaato nabigeenii muxamed SCW, intaa ka dib fadliga ilaah iyo galaddiisa waxaa ka mid ah inuu u yeelay adoomankiisa wanaagsan maalmo fadli badan si ay ugu faaiideestaan acmaal wanaagsan si uu allah ugu dhaafo wixii dunuub ah oo ay horay u soo [...]