Dowladda Maraykanka oo sheegtay in aysan joojin doonin dagaalada ay kula jiro xarkada Al-Shabaab.
Halkaan ka akhri Dowladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday inay sii laba jibaari doonto weerarda ay ku ogaarsanayso hoggaamiyeyaasha Xarakada Al Shabaab iyo Al-qaacidda ee ku sugan dalka Soomaaliya. Sidoo kale warbixin ay soo saartay dowladda Maraykanka ayaa lagu caddeeyey inaysan marnaba joojin doonin dagaalada uu kula jiro Al qaacidada gobolka Geeska Afrika gaar ahaan [...]

















Comments
Post new comment