Dowlada oo diiday in Gar gaar lagaarsiyo Shacabka kudhaqan Degaanada Shabaab Maamulaan

Gudoomiyaha mamaulka dowlada ee Gobolka banaadir aya canjabaad culus u jeediye samafalayaasha kusugan magalada muqdisho asagoo oga digay in u gudbaan goobaha shabaab maamulaan waxaana laga yabaa in damacsanyihin in gar gaar gaarsiyaan dadkaas ayuu yiri.
Waxan gacan kudhignay dad ajaanib iyo somaliya isugu jira oo qorsheynaaye in  gaaar gaarsiyaan goobaha gacanta kuheeso xarakada shabab waxaana kunool shacab  dhibaateesan ayuu yiri mudan tarsan oo lahadlaaye warbahinta .
Ma ogalaan doono samafalayaasha in garaan gobaha shabaab jogaan qaasaan Sh/hoose waxaana oga celinay waa amaanka oo xun iyo shabaab ana la isku haleen karin.
“Dowlada ayaa damaanad qaaday amaanka dadka soo gurmaday, mana ogolaan doono in ay ugudbaan deegaanada ay Al-Shabaab kusugan yihiin oo ah kuwo qatar ah dhanka amaanka’ayuu sheegay Gudoomiyaha.
Sidoo kale Tarsan ayaa waxaa uu sheegay in Shaqaalihii dhawaan lagu qabtay Ex Control Afgooye lasii daayay laakiin looga digay in ay mar danbe aadaan xarumaha ay Al-Shabaab kataliyaan.
Mr Tarsan ayaa sheegay in aysan arintan ula jeedin in gargaar lagaarsiiyo barakacayaasha Kusugan duleedka Muqdisho laakiin ay amaanka shaqaalaha shisheeye ilaalinayaan.

 
 
 
 
 
 
 
Ugu danbeyntii arintaan  aya kusoo aadeyso xili shabaab deganadeeda ka mamnuucday samafalayaasha hay adaha kasocda waxaana arinkaas kusoo biiray maamulka dowlada oo shaaciye in ana gar gaar kagaarsiin dooni goobaha shababa jogaan.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-Somalia


Comments

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.
  • Use the special tag [adsense:format:slot] or [adsense:format:[group]:[channel][:slot]] or [adsense:block:location] to display Google AdSense ads.
  • You may embed videos from the following providers archive, bliptv, dailymotion, google, guba, imeem, lastfm, livevideo, metacafe, myspace, revver, sevenload, spike, tudou, twistage, ustream, ustreamlive, vimeo, voicethread, yahoomusic, youtube, zzz_custom_url. Just add the video URL to your textarea in the place where you would like the video to appear, i.e. http://www.youtube.com/watch?v=pw0jmvdh.

More information about formatting options

Hal xiraale
Waa inaan ogaano inaad qof tahay
5 + 1 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.