Doodda Gaaban: Indha-shareerka Dalka Canada

Dawladda Canada ayaa dhawaan soo rogtay in dumarka indhaha qarsooni ay tahay inay furaan marka ay yimaaddaan xafiisyada dawladda.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.