Dilka Qadaafi iyo Mustaqbalka Libya

Waxaa weli jira suaalo ku saabsan sida uu u dhintay Qadaafi maamulka cusub ee Libya wuxuu sheegay inuu ku dhintay rasaastii ay isweydaarsanayeen taageerayaashiisa iyo xoogaga xukuumadda